Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Al Nassr Oo Tijaabada Caafimaadka U Qorshaysay Cristiano Ronaldo & Shuruuda Waalida Ah Ee Ay U Aqbaleen

by Apdihakem Omer Adam
December 27, 2022
0
“Xataa Anaga Ayaa Saxeexiisa Naloo Soo Bandhigay!!” – Madaxa Koox Lama Filaan Ah Oo Shaaciyay Inay Ronaldo Heli Karayeen

Kooxda ree Saudi Arabia ee Al Nassr ayay warar cusubi sheegayaan inay u diyaarinayso tijaabada caafimaadka weeraryahan Cristiano Ronaldo oo bishii ugu dambaysay koox la’aan ahaa

ADVERTISEMENT

Ronaldo ayaa wadajir Man United ula kansalay heshiiskii uu kula joogay kaddib waraysi bambo ah oo uu siiyay saxafi Piers Morgan oo uu waxbadan oo kooxdaas la xidhiidha ku eedeeyay.

Sida lagu sheegay wargeyska CBS Sports, Al Nassr ayaa kalsooni weyn ku qabta saxeexa Ronaldo iyo inuu iyaga dooran doono.

Al Nassr ayaa filanaysa in heshiiskaasi qabsoomi doono suuqa January xilli ay heshiiska shaqsiga ah la gaadheen 37 sano jirkaas.

ADVERTISEMENT

Ronaldo ayaa aqbalay heshiis uu 62 Milyan oo pound ku qaadanayo sanadkii isla markaana marka lagu daro xuquuqda sawirrada iyo qoddobada kale oo dhan guud ahaan 173 Milyan oo pound sanadkii tagaya.

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Moises Caicedo Oo Afka Furtay Kana Baryay Brighton Inay Ka Iibiyaan Arsenal

DEG DEG: Moises Caicedo Oo Afka Furtay Kana Baryay Brighton Inay Ka Iibiyaan Arsenal

January 28, 2023
Man City Oo Etihad Ku Garaacday Arsenal, Arteta Oo Khamaarkii Ku Qasaaray & Gunners Oo Laga Ciribtiray FA Cup

Man City Oo Etihad Ku Garaacday Arsenal, Arteta Oo Khamaarkii Ku Qasaaray & Gunners Oo Laga Ciribtiray FA Cup

January 28, 2023

Marka laga yimaado inuu noqonayo xiddiga ugu weyn kubadda cagta Saudi Arabia, CBS Sports ayaa intaas ku daraya in sidoo kale Ronaldo Al Nassr u aqbashay shuruuda ah inuu isagu dooranayo tababaraha kooxda.

Macalinka haatan ee Al Nassr ayaa ah tababaraha French-ka ah ee Rudi Garcia oo hore usoo maamulay kooxaha AS Roma, Lyon iyo Marseille.

Sanadkan 2022 ayaa ahaa mid ku adag Ronaldo oo koobab la’aan ku dhammaystay xilli ciyaareedkii hore halka uu qaybta dambe ee sanadka ka tagay Manchester.

Intaas waxa u raacda Koobkii aduunka ee Qatar ka dhacay oo sidii uu filanayay u noqon waayay isagoo xataa booskiisii xulka waayay.

ADVERTISEMENT
Share356Tweet223
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Moises Caicedo Oo Afka Furtay Kana Baryay Brighton Inay Ka Iibiyaan Arsenal

DEG DEG: Moises Caicedo Oo Afka Furtay Kana Baryay Brighton Inay Ka Iibiyaan Arsenal

by Saed Mohamed
January 28, 2023
0

Moises Caicedo ayaa soo saaray warbixin uu ugu baaqayo kooxdiisa Brighton inay u ogolaadaan inuu baxo bishaan Janaayo inta uu...

Man City Oo Etihad Ku Garaacday Arsenal, Arteta Oo Khamaarkii Ku Qasaaray & Gunners Oo Laga Ciribtiray FA Cup

Man City Oo Etihad Ku Garaacday Arsenal, Arteta Oo Khamaarkii Ku Qasaaray & Gunners Oo Laga Ciribtiray FA Cup

by Saed Mohamed
January 28, 2023
0

Manchester City ayaa iska xaadirisay wareega 16ka FA Cup ka dib markii ay 1-0 ku suuldaareen kooxda Arsenal oo ku...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.