Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

AKHRISO Hakimi Qudhiisa Oo Sharaxaya Sababta Uu Ku Diiday Inuu Metelo Xulka Spain Ee Uu Xalay Reebay

by Apdihakem Omer Adam
December 7, 2022
0
AKHRISO Hakimi Qudhiisa Oo Sharaxaya Sababta Uu Ku Diiday Inuu Metelo Xulka Spain Ee Uu Xalay Reebay

Daafaca midig ee xulka Morocco ee Achraf Hakimi oo kamida xiddigaha ugu cad cad dalkiisa wacdaraha ka dhigaya koobka aduunka sanadkan ayaa dib loo xusay hadal uu ku sharaxay sababta uu u diiday inuu xulka Spain metelo.

ADVERTISEMENT

Xulka ree Africa ayaa booska koowaad kaga soo baxay Group ay kula jireen Belgium, Croatia iyo Canada kahor inta aysan xalay wareega 16-ka ku dilin Spain.

Mid kamida geesiyada rigoorayaashaas ayaa ahaa Hakimi kaas oo kubad fag ah (Panenka) ku dhaliyay goolka guusha.

Si kastaba, waxkasta sidan way ka duwanaan karayeen oo Hakimi wuxuu u ciyaari karayay xulka Spain maadaama oo uu dalkaas ku dhashay.

ADVERTISEMENT

Hakimi ayaa kahor isla kulankan xalay sheegay inuu mar xerada da’yarta Spain tagay balse uu iska diiday xulkaas maadaama oo uusan ku dareemin dalkiisii oo kale.

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

February 7, 2023
Barcelona Oo Samaynaysa Iskudaygii Ugu Dambeeyey Ee Sergio Busquets

Kabtanka Barcelona Oo Dalab Weyn Ka Helay Horyaalka Sucuudiga

February 7, 2023

“Haa, waxa jirtay wakhtiyo dhinaca da’yarta ah, waxa jiray xidhiidho. Waxaan tagay xulka qaranka Spanish-ka sidoo kale si aan iskuday u sameeyo” ayuu Hakimi Marca u sheegay kahor kulankii xalay.

“Waxaan dhawr maalmood joogay Las Rozas kaddib waxaan arkay inaysan meel igu haboon ahayn, maan dareemin sida dalkaygii oo kale”.

“Wax kale oo gaar ah ma ahayn balse waxaan dareemay sababtoo ah ma ahayn dareenkii aan dalkayga ku qabay kaas oo ah dhaqanka Carabta iyo inaan ahaado Moroccan. Waxaan doonayay inaan halkan joogo”

Image

ADVERTISEMENT
Share379Tweet237
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Cristiano Ronaldo Oo Helay Dalab Seddex Sannadood Ah Oo Ku Kacaya 225 Milyan Doolar

DEG-DEG: Carlo Ancelotti Oo Shaqada Laga Caydhinayo Toddobaadkan

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa gaadhay go'aan lama filaan ah, waxaana shaqada laga eryayaa tababare Carlo Ancelotti oo xilli...

Barcelona Oo Samaynaysa Iskudaygii Ugu Dambeeyey Ee Sergio Busquets

Kabtanka Barcelona Oo Dalab Weyn Ka Helay Horyaalka Sucuudiga

by Abdiwahab Ahmed
February 7, 2023
0

Kabtanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Sergio Busquets ayaa dalab uu lacag badan ku qaadanayo ka helay horyaalka waddanka Sucuudiga...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.