Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Koobka Adduunka

AKHRISO Hadalkii Uu Tababare Herve Renard Ku Ruxay Xiddigaha Saudi Arabia Wakhtigii Nasashada Ee Kulankii Argentina

by Apdihakem Omer Adam
November 26, 2022
0
AKHRISO Hadalkii Uu Tababare Herve Renard Ku Ruxay Xiddigaha Saudi Arabia Wakhtigii Nasashada Ee Kulankii Argentina

Tababaraha xulka Saudi Arabia ee Herve Renard ayaa bixiyay mid kamida khudbadihii wakhtiga nasashada ee ugu fiicnaa ee abid kaamero lagu duubay kulankii xulkiisu guusha 2-1 ah ka gaadhay Saudi Arabia.

ADVERTISEMENT

Kaddib markii wakhtigii nasashadu ku dhacay xulkiisa oo 1-0 lagu hoggaaminayo isla markaana goolal badan Argentina laga diiday ayuu Renard si weyn ugu canaantay xiddigihiisa inaysan in ku filan cadaadis saarayn Lionel Messi iyo asxaabtiisa.

Herve Renard oo ku qaylinaya xiddigaha Saudi Arabia ayaa yidhi “Maxaynu samaynaynaa? Ma sidanaa qaab cadaadiskeenu? Maxaad doonaysaan ma inaad sawiro la gashaan Messi? waa inaad cadaadisaan sababtoo ah kubadda ayuu haystaa waana eegaysaan”.

“Messi ayaa kubadda haysta oo idina waad taagan tihiin, waa inaad cadaadisaan, riixdaan, haddii aad doonaysaan sawir lasoo baxa mobile-adiina balse kani waa koob aduun waa inaad waxkasta ku bixisaan”.

ADVERTISEMENT

Hadalka Renard ayaa si weyn u taabtay xiddigaha Saudi-ga iyagoo guul soo laabasho ah ku dilay Argentina isla markaana cadaadis iyo kubad dagaal ka muuqdo lasoo laabtay wakhtigii nasashada.

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Moises Caicedo Oo Afka Furtay Kana Baryay Brighton Inay Ka Iibiyaan Arsenal

DEG DEG: Moises Caicedo Oo Afka Furtay Kana Baryay Brighton Inay Ka Iibiyaan Arsenal

January 28, 2023
Man City Oo Etihad Ku Garaacday Arsenal, Arteta Oo Khamaarkii Ku Qasaaray & Gunners Oo Laga Ciribtiray FA Cup

Man City Oo Etihad Ku Garaacday Arsenal, Arteta Oo Khamaarkii Ku Qasaaray & Gunners Oo Laga Ciribtiray FA Cup

January 28, 2023

Saudi Arabia coach Herve Renard's epic World Cup team talk vs Messi's  Argentina goes viral

ADVERTISEMENT
Share329Tweet206
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Moises Caicedo Oo Afka Furtay Kana Baryay Brighton Inay Ka Iibiyaan Arsenal

DEG DEG: Moises Caicedo Oo Afka Furtay Kana Baryay Brighton Inay Ka Iibiyaan Arsenal

by Saed Mohamed
January 28, 2023
0

Moises Caicedo ayaa soo saaray warbixin uu ugu baaqayo kooxdiisa Brighton inay u ogolaadaan inuu baxo bishaan Janaayo inta uu...

Man City Oo Etihad Ku Garaacday Arsenal, Arteta Oo Khamaarkii Ku Qasaaray & Gunners Oo Laga Ciribtiray FA Cup

Man City Oo Etihad Ku Garaacday Arsenal, Arteta Oo Khamaarkii Ku Qasaaray & Gunners Oo Laga Ciribtiray FA Cup

by Saed Mohamed
January 28, 2023
0

Manchester City ayaa iska xaadirisay wareega 16ka FA Cup ka dib markii ay 1-0 ku suuldaareen kooxda Arsenal oo ku...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.