Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

Ka Dib Ciyaar La Isla Gaaray Rigoore, Barcelona Oo Finalka Super Copa Ku Balansatay Real Madrid

by Laacib
January 13, 2023
0
Ka Dib Ciyaar La Isla Gaaray Rigoore, Barcelona Oo Finalka Super Copa Ku Balansatay Real Madrid

Sheekada ciyaarta : Barcelona iyo Real Betis ayaa nasiinada ku aaday  natiijo hal gool aheyd oo ay lahaayeen wiilasha Xavi , waxa ayna  ciyaarayeen semi fnalka Super Copa .

ADVERTISEMENT

Barcelona ayaa qeybtaas ku sareesay kubad haysashada mararka qaar %69 ayay gaarayeen

Si ayay  biloowgii u yaaareen fursadaha xilli Barca daqiiqadii 23 gool Var ka diiday , waxa ayna Betis ku tiirsanaayeen rogaal celiska waliba goosha Barca waa ay tagayeen.

Goolka nasiinada lagu aaday ee Barca waxa uu yimid daqiiqadii 40-aad waxaana saxiixay Lewandowski .

ADVERTISEMENT

Sidaas oo ay tahay Barcelona waa ku adkeyd in si sahal ah ku tagaan afka hore haddii ay dhacdana waa ku yareyd  in kubadda si sax ah afka hore u gaarsiiyaan  xilli cilad ay ka muuqatay garbaha middig iyo bidix .

Sidoo Kale Akhri

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

January 29, 2023
YAAB: Magaciisa Runta Ah Ma Aha Casemiro – Dadka Oo Hadda Uun Ogaaday Inuu Magac Kale Isticmaalo Xiddiga Brazil

Casemiro Oo Fariin Cagajugleyn Ah U Diray Arsenal Iyo Manchester City

January 29, 2023

Soo laabashadii ,  biloowgii ma jirrin wax fursad xaqiiq ah , kubadana waa iska boobayeen xilli ay muuqatay mid ka dwan qeybtii hore .

Barcelona iyaga ayaa ku sareeysay maamulka kubadda mararka qaar %63 ayay gaarayeen balse daafac ayay wajahayeen xili Betis iyana ka sheeganayeen dhibaato ah in kubadda si sax ah u geeyan afka hore  ilaa daqiiqadii 77-aad oo ay heleen goolka bar bar dhaca waxaaa saxiixay N. Fekir

Ka dib goolkaas ciyaarta deg degsiimo ayay yeelatay labada dhinac waa laga filan karay ilaa Barca ay dhaliyeen gool labaad  balse VAR ayaa diiday  hal Betis uu gool xaqiiq ah ka bad baadiyay goolhayaha Barcelona daqiiqadii 83-aad

Waqtgii  geerida waa is ciqaabeen balse goolhayayaasha ayaa foojignaa waliba kan Betis oo Fati gool u diiday , waxa ayna ciyaarta ku dhamaatay min halkaas gool iyadoo la aaday waqti dheeri

ADVERTISEMENT

Biliiwgoo waqtigii dheeriga , Barca gool auau durba keeneen waxaana gantaal mid aheyd shabaqa dhigay Fati oo cel celis ahaa .

Ciyaar qurxoon deg degsiimo leh ayay aheyd Betis wax waliba laga filan karay ilaa ay keeneen gool cajib ah oo cirib ahaa ayay ku bar bareeyeen Barcelona daqiiqadii 101.

Qeybta labaad ee waqtiga dheeriga ciyaarta labada dhinac waa u furneyd walba xaraarad ayay laheyd balse ugu dambeyn rigooro ayay isla tageen  xilli goolhayaha Betis uu ahaa bad baadiye cajiib ah .

Ugu dambeyn waxaa laadaadkii rigoorada ku soo baxay Barcelona waxa ayna u mahad celinayaan goolhayahooda

 

 

 

 

 

Share293Tweet183
ADVERTISEMENT

Related Posts

Liverpool Oo £53 Milyan Oo Gini Dul-dhigtay Xiddiga Lagu Naanayso ‘Xabi Alonso-ha Cusub’

Jurgen Klopp Oo Shaaciyay Labo Arimood Oo Sabab U Ahaa Guuldaradii Brighton Ee Maanta

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday labo arimood oo u sabab u ahaa guuldaradii 2-1 ee maanta...

YAAB: Magaciisa Runta Ah Ma Aha Casemiro – Dadka Oo Hadda Uun Ogaaday Inuu Magac Kale Isticmaalo Xiddiga Brazil

Casemiro Oo Fariin Cagajugleyn Ah U Diray Arsenal Iyo Manchester City

by Saed Mohamed
January 29, 2023
0

Casemiro ayaa fariin digiin ah u diray Manchester City iyo Arsenal isagoo u sheegay inuu u soo socdo inuu soo...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.