Laacib, Laacibnet, Laacib.net
  • Wararka Maanta
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
  • Wararka Champions League

Home2021December

Month: December 2021

Ferguson
Wararka Ciyaaraha

Ma Shaydaan baa? 26 Sannadoood Oo Uu Tababare U Ahaa Manchester United Xataa Hal Maalin Ma Xanuunsan- Akhriso 3da Kulan Uu Ka Maqnaaday

December 31, 2021 Abdiwahab Ahmed

Muddo 26 sannadood ah oo uu tababare u ahaa Manchester United, Sir Alex Ferguson waxa …

Benzema1 1
Wararka Ciyaaraha

Benzema Oo Hoggaaminaya Xogta Xiddigaha Ugu Wanaagsan LaLiga Sannadka 2021 – Maxa Loo Diiwaangeliyey?

December 31, 2021 Abdiwahab Ahmed

Thibaut Courtois ayaa bandhig fiican ka samaynayay biraha dhexdooda, isaga oo noqday mid si fiican …

LIverpool 6
Wararka Ciyaaraha

Liverpool Oo Ay Jug Weyni Gaadhay Ka Hor Kulanka Chelsea & SADDEX Xiddig Oo Uu Korona Kaga Dhacay

December 31, 2021 Abdiwahab Ahmed

Jurgen Klopp ayaa xaqiijiyey inay jug weyni soo gaadhay kooxdiisa ka hor safarka ay ku …

Lukaku Tuchel
Wararka Ciyaaraha

“Deg-deg Xafkiiskayga U Kaalay” – Thomas Tuchel Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabay Waraysigii Romelu Lukaku

December 31, 2021 Abdiwahab Ahmed

Tababare Thomas Tuchel ayaa si cadho leh uga jawaabay waraysi layaableh oo uu bixiyey Romelu …

Lukaku
Wararka Ciyaaraha

Romelu Lukaku: “Chelsea Ma Aha Dookhayga Koowaad, Waxa Jira Saddex Kooxood Oo Kale Oo Riyadayda Ah! – Man City Ayaaba…”

December 31, 2021 Abdiwahab Ahmed

Chelsea ma rumaysan karayso waxa kasoo yeedhay Romelu Lukaku oo ah ciyaartoyga abid ugu qaalisan …

Lukaku
Wararka Ciyaaraha

“Lautaro Martinez-oow, Ha Isku Iman Chelsea Aniga Ayaaba Iskaga Imanayee” – Qaybta Labaad Ee Waraysigii Yaabka Lahaa Ee Romelu Lukaku Oo Kasii Cadhaysiiyey Chelsea

December 31, 2021 Abdiwahab Ahmed

Waraysi cadho badan ku abuuray Chelsea oo uu bixiyey weeraryahanka reer Belgium ee Romelu Lukaku …

Ousmane Dembele
Suuqa Kala Iibsiga

Waa Kuwan LABADA Kooxood Ee Premier League Ee Mushaharka Waallida Ah U Diyaariyey Ousmane Dembele

December 31, 2021 Abdiwahab Ahmed

Laba kooxood oo horyaalka Premier League ka wada dhisan ayaa ku dagaallamaya saxeexa xiddiga reer …

premier league 1
Wararka Ciyaaraha

Sidee Ayay Ciyaartoyda Manchester City Uga Falceliyeen Guul-darradii Liverpool & Jabkii Chelsea?

December 31, 2021 Abdiwahab Ahmed

Xiddiga da’da yar ee Manchester City ee Phil Foden ayaa sharraxay sida ay isaga iyo …

Shaqiri
Suuqa Kala Iibsiga

Xherdan Shaqiri Oo Waayihiisii Lyon Uu Ku Dhamaaday LIX Bilood Oo Kaliya

December 31, 2021 Abdiwahab Ahmed

Xiddiga reer Switzerland ee Xherdan Shaqiri ayuu soo dhamaanayaa waayihiisii Lyon oo lix bilood ka …

McTominay
Wararka Ciyaaraha

Waa Andrea Pirlo Oo Waqtigii Ugu Fiicnaa Ku Jira!! Xiddigii Manchester United Ee Amaanta Koobsaday Xalay

December 31, 2021 Abdiwahab Ahmed

Indho-sarcaadkii uu Scott McTominay ka sameeyey Old Trafford xalay, waxa uu ku kasbaday amaan badan …

James
Wararka Ciyaaraha

Miyuu Reece James Diyaar U Yahay Kulanka Adag Ee Liverpool? Xog Laga Helay Dhaawaca Xiddiga Muhiimka U Ah Chelsea

December 31, 2021 Apdihakem Omer Adam

Waxa xog laga helayaa xaalada dhaawac ee daafaca garab-weerar ee kooxda Chelsea ee Reece James …

Vinicius 1
Wararka Ciyaaraha

CAJIIB: Inta Uu Kordhay Qiimaha Suuqa Ee Vinicius Jr Oo Aanad Rumaysan Karin, Neymar Oo Uu Ka Tagay & Horyaalka La Liga Oo Uu U Sarreeyo

December 31, 2021 Apdihakem Omer Adam

Da’yarka garabka weerar ee kooxda Real Madrid ee Vinicius Jr ayaa sameeyay koritaan waali ah …

Alves
Wararka Ciyaaraha

“Anigu Maan Aqbaleen Dalabka Barcelona Haddii…..” Dani Alves Oo Sheegay Sabab Uu Ku Diidi Lahaa Kusoo Laabashada Camp Nou

December 31, 2021 Apdihakem Omer Adam

Ruugcaddaga ree Brazil ee Dani Alves oo dhawaan dib ugu soo laabtay kooxda Barcelona sanado …

mark lawrenson
Wararka Ciyaaraha

SAADAASHA Mark Lawrenson Ee Premier League Toddobaadkan & Aragtidiisa Kulamada Holaca Ah Ee Arsenal v Man City Iyo Chelsea v Liverpool

December 31, 2021 Apdihakem Omer Adam

Khabiirka BBC Sport ee Mark Lawrenson ayaa sidii caadada u ahayd sameeyay saadaashiisa horyaalka Premier …

Suuqa iibka
Bundesliga

Wararka SUUQA: Arsenal Oo Laba Weeraryahan Calaamadsatay, Liverpool Oo Xiddigo Muhiim Ah Doonaysa & Barcelona Oo Weerar Ku Ah Juventus

December 31, 2021 Apdihakem Omer Adam

Newcastle ayaa kusii dhawaanaysa heshiis 30 Milyan oo pound ah oo ay Lille kagala wareegayso …

Xavi and Laporta
Serie A

XASAASI: Barcelona Oo Saxeexa Weeraryahan Weyn Ka Shaqaynaysa & Halka Ay Hadda Wax Marayaan

December 31, 2021 Apdihakem Omer Adam

Kooxda Barcelona ayaa kaddib saxeexa Ferran Torres oo Manchester City kaga soo biiray doonaysa ciyaaryahan …

Ronaldo2
Wararka Ciyaaraha

Maxaa Ka Jira Wararka Sheegaya In Cristiano Ronaldo Ku Biirayo Barcelona? Wakiilkiisa Oo War Cad Kasoo Saaray Mustaqbalkiisa Man United

December 31, 2021 Apdihakem Omer Adam

Wakiilka weeraryahanka kooxda Manchester United ee Cristiano Ronaldo oo lagu magacaabo Jorge Mendes ayaa xog …

Cancelo
Wararka Ciyaaraha

ARGAGAX: Tuugo Weeraray Joao Cancelo, Nabarka Halista Ah Ee Gaadhay & Hantida Ay Ka Qaateen

December 31, 2021 Apdihakem Omer Adam

Daafaca garab ee kooxda Manchester City ee Joao Cancelo ayaa bartiisa Instagram ku shaaciyay xalayto …

Dembele and Xavi
Suuqa Kala Iibsiga

Lacag Ma Haysataan? Shuruudda Waallida Ah Ee Ousmane Dembele La Yimid Ee Argagaxa Gelisay Barcelona

December 31, 2021 Abdiwahab Ahmed

Barcelona ayaa ugu dambayn quus ka taagan inay sii haysanayso xiddiga reer France ee Ousmane …

0 GettyImages 1361960371
Wararka Ciyaaraha

Muxuu Ralf Rangnick U Sheegay Ciyaartoyda Manchester United Ka Hor Kulankii Burnley

December 31, 2021 Abdiwahab Ahmed

Ralf Rangnick ayaa hadal u jeediyey ciyaartoyda Manchester United ka hor intii aanay bilaabmin ciyaartii …

Posts navigation

1 2 … 44 »


Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • About Us
  • Advertise with us
  • Privacy Policy

All Rights Reserved Copyright. © Laacibnet.net