Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
No Result
View All Result
Laacib
ADVERTISEMENT
Home Wararka Ciyaaraha

20 Kun Taageerayaal Ah Oo Dalbaday In Xiddiga Man City Julian Alvarez Uu Ka Tago Gabadha Uu Jecel Yahay & Sababta Ka Danbeysa

by Saed Mohamed
January 1, 2023
0
20 Kun Taageerayaal Ah Oo Dalbaday In Xiddiga Man City Julian Alvarez Uu Ka Tago Gabadha Uu Jecel Yahay & Sababta Ka Danbeysa

Olole lagu dalbanayo in xiddiga Manchester City uu ka tago gabadha uu jecel yahay ayaa waxaa taageeray oo saxiixay 20 kun taageerayaal ah.

ADVERTISEMENT

Alvarez ayaa dhawaan ku soo laabtay dalka Ingariiska ka dib markii uu bishii hore ka caawiyay Argentina hanashada Koobka Adduunka.

Intii uu u dabaaldegayay hanashada Koobka Adduunka gabadha lamaanihiisa ah Emilia Ferrero ayaa ka careysiisay taageerayaasha Argentina.

Emilia ayaa ka hor istaagtay Alvarez inuu sawiro la galo taageerayaashiisa intii uu dabaadega socday.

ADVERTISEMENT

Hal taageere oo caan ka ah YouTube ayaa bilaabay olole lagu dalbanayo in Alvarez uu ka tago gabadhaan oo uu gabar kale ka raadsado.

Sidoo Kale Akhri

DEG DEG: Moises Caicedo Oo Afka Furtay Kana Baryay Brighton Inay Ka Iibiyaan Arsenal

DEG DEG: Moises Caicedo Oo Afka Furtay Kana Baryay Brighton Inay Ka Iibiyaan Arsenal

January 28, 2023
Man City Oo Etihad Ku Garaacday Arsenal, Arteta Oo Khamaarkii Ku Qasaaray & Gunners Oo Laga Ciribtiray FA Cup

Man City Oo Etihad Ku Garaacday Arsenal, Arteta Oo Khamaarkii Ku Qasaaray & Gunners Oo Laga Ciribtiray FA Cup

January 28, 2023

Ololahaan wuxuu soo jiitay 20 kun taageerayaal ah oo saxiixay laakiin ma jirto wax calaamad ah oo muujinaya in 22 jirkaan uu fulin doono dalabka taageerayaashiisa.

Alvarez iyo Emilia waxay lamaane yihiin muddo afar sannadood ah, waxayna si wadajir ah ugu dabaaldegeen sannadka cusub xalay.

Emilia ayaa sidoo kale joogtay Etihad Stadium waxayna qeyb ka aheyd taageerayaasha City ee garoonka fadhiyay.

Alvarez ayaa biladiisa Koobka Adduunka waxa uu ku soo bandhigay garoonka ka hor kulankii ay Leeds United barbaraha 1-1 la gelin isagoo bedel ku soo galay ciyaartaas.

ADVERTISEMENT

Emilia ayaa si weyn u jecel weeraryahanka, waxayna warqad ay u qortay oo ay baraha bulshada soo dhigtay ku tiri: “Waxaan ku raacayaa meel walba oo aad i weydiisato.”

Share460Tweet288
ADVERTISEMENT

Related Posts

DEG DEG: Moises Caicedo Oo Afka Furtay Kana Baryay Brighton Inay Ka Iibiyaan Arsenal

DEG DEG: Moises Caicedo Oo Afka Furtay Kana Baryay Brighton Inay Ka Iibiyaan Arsenal

by Saed Mohamed
January 28, 2023
0

Moises Caicedo ayaa soo saaray warbixin uu ugu baaqayo kooxdiisa Brighton inay u ogolaadaan inuu baxo bishaan Janaayo inta uu...

Man City Oo Etihad Ku Garaacday Arsenal, Arteta Oo Khamaarkii Ku Qasaaray & Gunners Oo Laga Ciribtiray FA Cup

Man City Oo Etihad Ku Garaacday Arsenal, Arteta Oo Khamaarkii Ku Qasaaray & Gunners Oo Laga Ciribtiray FA Cup

by Saed Mohamed
January 28, 2023
0

Manchester City ayaa iska xaadirisay wareega 16ka FA Cup ka dib markii ay 1-0 ku suuldaareen kooxda Arsenal oo ku...

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

I agree to the Terms & Conditions and Privacy Policy.

Your browser does not support the audio element.

Your browser does not support the audio element.

  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga
© 2022 Laacib - Wararka Ciyaaraha Caalamka

No Result
View All Result
  • Wararka Maanta
  • Koobka Adduunka
  • Suuqa Kala Iibsiga
  • Wararka Premier League
  • Wararka La Liga

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.