Xulalka Spain iyi England ayaa isku gacan saaraya finalka Euro 2024 ee ka dhacaya Magaalada Berlin.
Spain ayaa dib u heshay Dani Carvajal oo ganaax ku maqna kulankuu Semi-finalka.
Sidoo kale England waxaa shaxdeeda kusoo bilowday Luke Shaw kaaso kari waayay inuu kusoo bilowdo kulamadii euro.
Safafka labada xul:
Spain: Simon, Lenormand, Laporte, Carvajal, Cucurella, Rodri, Ruiz Olmo, Williams, Yamal, Morata.
England : Pickford, Walker, Stones, Guehi, Shaw, Mainoo, Rice, Bellingham, Foden, Saka, Kane.