Netherlands oo dilaa aamusan ah sanadkan ayaa rajeynaya inuu ka gudba Romania isla markaana uu iska xaadiriyo wareega 8da.
Xavi Simons ayaa dhexda kusoo bilowday iyadoo weerarka aya hogaaminayn Memphis depay iyo Gakpo, Halka Romania weerarkeeda uu hogaaminayo Iyanis Hagi
Shaxaha raamiga ah ee labada xul
Netherlands : Verbruggen, Dumfries, De Vrij, Van Dijk, Aké, Schouten, Reijnders, Simons, Gakpo, Malen, Memphis.
Romania : Nita; Ratiu, Dragusin, Burca, Mogos; M.Marin, R.Marin, Stanciu; Man, Hagi, Dragus.