Labada xul ayaa rajeynaya inay ka gudban wareegaan una gudban wareega xiga.
Ralf Rangnick ayaa la yimid Shax adag halka Turkiga uu socda caawa inuu taariikh sameeyo.
Shaxaha labada Xul
Austria : Pentz; Posch, Danso, Lienhart, Mwene; Seiwald, Schmid; Laimer, Baumgartner, Sabitzer; Arnautovic.
Turkey : Günok; Müldür, Demiral, Bardakcı, Kadıoğlu; Yüksek, Ayhan; Arda Güler, Kökçü, Yildiz; Yılmaz.