Chelsea iyo Mancester United waxay bixiyeen ku-dhowaad £50 milyan oo Gini oo mushaharooyin ay u siiyeen ciyaartooyo ka dhaawacan xilli-ciyaareedkan...
Kooxda kubadda cagta AC Milan ayaa doonaysa inay la saxeexato xiddiga reer England ee ay garan weyday Newcastle United ee...
Difaaca reer England ee Trent Alexander-Arnold ayaa garab maray saaxiibkiisa Liverpool mar la weydiiyey inuu magacaabo ciyaartoyga Premier League ee...
Halyeyga Liverpool ee Jamie Carragher ayaa ammaan ugu qubeeyey weeraryahanka reer Portugal ee Diogo Jota oo uu ku tilmaamay inuu...
Kooxda kubadda cagta Newcastle United ayaa ogolaatay inay iibiso mid ka mid ah xiddigaheeda ugu fiican, si ay iskaga fudaydiso...
Weeraryahanka England ee Ivan Toney oo lala xidhiidhinayo Arsenal iyo Chelsea, ayaa go'aansaday in aanu kooxdiisa Brentford ku cadaadinin inay...
Liverpool ayaa maanta ka baxsatay kooxaha kaabiga kusoo haya ee Manchester City, Arsenal iyo Aston Villa, kaddib markii ay guul...
Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa shan dhibcood ku qabatay hoggaanka horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League, kaddib markii ay 4-0...
Madaxweynaha xidhiidhka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa shaaciyey, in tallaabooyin adag laga qaadi doono kooxaha sameeya cunsuriyadda, kuwaas oo...
Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa weerar ku qaaday abaal-marinnada uu muddada dheer u dagaallami jiray sidii uu ugu...