Liverpool ayaa loo sheegay in xiddiga Eintracht Frankfurt ee Omar Marmoush uu noqon karo bedelka Mohamed Salah oo ku guda...
Leo Messi ayaa lagu abaalmariyay ciyaaryahankii ugu fiicnaa abid kubada cagta soo mara kadib xaflad ay qabatay MARCA! Lix halyeey...
Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa markii ugu horeysay ka hadlay wax ku saabsan mustaqbalkiisa Etihad Stadium. 53 jirkaan qandaraaskiisu...
Cristiano Ronaldo ayaa weli ah ciyaaryahanka ugu mushaarka badan kubada cagta adduunka, sida lagu sheegay warbixin cusub oo caawa soo...
Liverpool ayaa si cajiib ah ku bilaabatay waayaha Arne Slot, waxay aadeen fasaxa ciyaaraha caalamiga ah ee Octobar, iyagoo ah...
Arsenal ayaa kamid ah kooxaha aadka uga xumaaday ciyaarista kulamada caalamiga ah ee bishan October kadib dhaawacyo soo gaaray dhowr...
kulamo adag ayaa la sugayaa isbuuca soo socda, dib usoo laabashada Premier League Liverpool iyo Chelsea oo ciyaaraya axada ayaa...
Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay shaqada ka cayrin doonto Erik ten Hag dhamaadka todobaadkan hadii uu ku guul...
Kullan wacan aqristayaasheena sharafta badan, waxaan halkaan kusoo gudbin doonaa wararkii ugu dambeeyay wargeysyada iyo suuqa kala iibsiga ciyaartooyda maanta...
Paul Pogba ayaa sheegay in Manchester United ay "xannibtay" markii uu doonayay inuu kooxda ka tago, iyadoo Ed Woodward, madaxa...