Habeenka kama dambeysta ah ee suuqa ayaa si rasmi ah halkaan idinkaga baahin doonaa caawa.
kooxaha kubbadda cagta adduunka oo dhan ayaa si degdeg ah u dhammaystiraya heshiisyadooda ka hor inta aanu xirmin suuqa saqda dhaxe ee caawa.
Dhawr ciyaartoy oo magac leh ayaa durba heshiiskoodu ka dhacay intii lagu jiray suuqa kala iibsiga ciyaartoyda, iyadoo Khvicha Kvaratskhelia uu ku biiray Paris Saint-Germain, Manchester City ayaa la soo wareegtay Omar Marmoush, halka Aston Villa ay dhameystirtay heshiis amaah ah oo ay ku qaateen Marcus Rashford.
Si kastaba ha ahaatee, dhowr saxiix oo waaweyn ayaa sidoo kale la filayaa inay ilaa gabagabada suuqa caawa dhacaan.
Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda bisha Janaayo 2025, ayaa xirmi doona 1:00 habeenimo ee caawa, iyadoo ay jiraan heshiisyo ay sameeyeen kooxaha Serie A, Ligue 1, Budusliga, Laliga iyo Premier League.
Maxay sameeyeen kooxaha England Deadline Day?
Caleb Wiley: Chelsea to Watford – Loan
Evan Ferguson: Brighton to West Ham – Loan
Will Alves: Leicester to Cardiff – Loan
Samuel Iling-Junior: Aston Villa to Middlesbrough – Loan
Stefanos Tzimas: Brighton to FC Nuremberg – Loan
Stefanos Tzimas: FC Nuremberg to Brighton – €25m
Kosta Nedeljkovic: Aston Villa to RB Leipzig – Loan
Maxay kooxaha Spain sameeyeen Deadline Day?
Daniel Luna: RCD Mallorca to FC Cartagena – Loan
Maxay kooxaha Talyaaniga sameeyeen Deadline Day?
Ivan Smolcic: HNK Rijeka to Como – €2m
Reda Belahyane: Hellas Verona to Lazio – €10m
Nicolo Zaniolo: Galatasaray to Fiorentina – Loan
Nicolas Valentini: Fiorentina to Hellas Verona – Loan
Davide Diaw: Monza to Cittadella – Undisclosed
Santiago Gimenez: Feyenoord to AC Milan – €32m
Emil Bohinen: Genoa to Frosinone – Loan
Davide Calabria: AC Milan to Bologna – Loan
Stefan Posch: Bologna to Atalanta – Loan
Mats Lemmens: Lecce to RWDM – Loan
Semuel Pizzignacco: Feralpisalo to Monza – Undisclosed
Michele Carboni: Cagliari to Torres – Undisclosed
Christian Kouame: Fiorentina to Empoli – Loan
Maxay kooxaha Bundesliga sameeyeen Deadline Day?
Lukas Daschner: Bochum to St. Gallen – Loan
Tidiam Gomis: Caen to RB Leipzig – €1m
Patric Pfeiffer: Augsburg to FC Magdeburg – Loan
Finn Jeltsch: FC Nuremberg to Stuttgart – €9.5m
Daniel Svensson: Nordsjaelland to Borussia Dortmund – Loan
Anthony Rouault: Stuttgart to Rennes – €13m
Luca Jaquez: FC Luzern to Stuttgart – €6.5m
Andre Silva: RB Leipzig to Werder Bremen – Loan
Kosta Nedeljkovic: Aston Villa to RB Leipzig – Loan
Maxay kooxaha Ligue 1 sameeyeen Deadline Day?
Gabriel Bares: Montpellier to Burgos – Loan
Moatasem Al-Musrati: Besiktas to AS Monaco – Loan
Mousa Tamari: Montpellier to Rennes – €8m
Mohamed Bayo: Lille to Royal Antwerp – Loan
Anthony Rouault: Stuttgart to Rennes – €13m