Suuqa kala iibsiga ee bisha Janaayo ee Premier League ayaa hadda si rasmi ah u xidhmay, taasoo la micno ah in kooxaha aysan hadda wax ciyaartoy cusub ah lasoo saxiixan karin si ay ugu xoojiyaan dadaalkooda inta ka dhiman xilli ciyaareedka 2024-25.
Suuqa ayaa furnaa shan toddobaad, ama si sax ah 34 maalmood, iyadoo la xidhay xaley oo Isniin aheyd, Febraayo 3, saacadu markay aheyd 11pm xilliga ingiriiska.
Horyaallada Bundesliga iyo Ligue 1 waxay la mid yihiin Premier League iyagoo oggolaaday in heshiisyada la sameeyo Janaayo 1, halka LaLiga, Serie A, iyo Primeira Liga ee Portugal ay suuqa fureen Janaayo 2.
Arsenal
Kusoo biiray:
Midna ma jiro
Ka tagay:
Ayden Heaven (Manchester United, qarsoon)
Josh Robinson (Wigan, qarsoon)
Marquinhos (Cruzeiro, amaah)
Maldini Kacurri (Bromley, amaah)
Brian Okonkwo (Hitchin Town, amaah)
Chelsea
Kusoo biiray:
Aaron Anselmino (Boca Juniors, laga soo celiyay amaah)
Gabriel Slonina (Barnsley, laga soo celiyay amaahda)
Trevoh Chalobah (Crystal Palace, laga soo celiyay amaah)
David Fofana (Goztepe S.K., laga soo celiyay amaah)
Ka tagay:
Renato Veiga (Juventus, amaah)
Alex Matos (Oxford, amaah)
Kai Crampton (Bournemouth, qarsoodi)
Zain Silcott-Duberry (Bournemouth, qarsoodi)
Jimmy-Jay Morgan (Gillingham, amaah)
Cesare Casadei (Torino, £12.5m)
Caleb Wiley (Watford, amaah)
Somto Boniface (Ipswich Town)
Carney Chukwuemeka (Borussia Dortmund)
Ben Chilwell (Crystal Palace, amaah)
Harvey Vale (Queens Park Rangers)
Liverpool
Kusoo biiray:
Midna ma jiro
Ka tagay:
Rhys Williams (Morecambe, amaah)
Marcelo Pitaluga (Fluminense, qarsoodi)
Calvin Ramsay (Kilmarnock, amaah)
Tom Hill (Harrogate, qarsoodi)
Stefan Bajcetic (Las Palmas, amaah)
Kaide Gordon (Portsmouth, amaah)
Dominic Corness (Gillingham, amaah)
Manchester City
Kusoo biiray:
Claudio Echeverri (River Plate, £12.5m) (heshiis la gaaray Janaayo 2024)
Abdukodir Khusanov (Lens, £33.5m)
Vitor Reis (Palmeiras, £29.6m)
Omar Marmoush (Eintracht Frankfurt, £59m)
Nico Gonzalez (Porto, £50m)
Ka tagay:
Kyle Walker (AC Milan, amaah)
Issa Kabore (Werder Bremen, amaah)
Josh Wilson-Esbrand (Stoke City, amaah)
Juma Bah (RC Lens, amaah)
Jacob Wright (Norwich City, amaah)
Manchester United
Kusoo biiray:
Patrick Dorgu (Lecce, £29.4m)
Ayden Heaven (Arsenal, qarsoodi)
Ka tagay:
Marcus Rashford (Aston Villa, amaah)
Antony (Real Betis, amaah)
Ethan Ennis (Doncaster, amaah)
Ethan Williams (Cheltenham, amaah)
Dan Gore (Rotherham, amaah)
Ethan Wheatley (Walsall, amaah)
Joe Hugill (Carlisle United, amaah)
Jack Kingdon (Rochdale, amaah)
Tottenham
Kusoo biiray:
Antonin Kinsky (Slavia Prague, £12.5m)
Kevin Danso (Lens, amaah oo leh qodob iibsasho)
Min-Hyeok Yang (Gangwon FC, qarsoon) (heshiis la gaaray Luulyo 2024)
Dane Scarlett (Oxford Utd, laga soo celiyay amaah)
Matthew Craig (Mansfield, laga soo celiyay amaah)
Mathys Tel (Bayern Munich, amaah oo leh ikhtiyaar iibsasho)
Ka tagay:
Alfie Dorrington (Aberdeen, amaah)
Min-Hyeok Yang (QPR, amaah)
Will Lankshear (West Brom, amaah)
Luca Gunter (Wealdstone, amaah)
Yang Min-hyeok (QPR, amaah)
West Ham
Kusoo biiray:
James Ward-Prowse (Heshiiskii amaahda Nottingham Forest waa la kansalay)
Evan Ferguson (Brighton, amaah)
Josh Landers (Hibernian)
Ka tagay:
Maxwel Cornet (Genoa, amaah)
Michael Forbes (Colchester, amaah)
Wolves
Kusoo biiray:
Emmanuel Agbadou (Reims, £16.6m)
Nasser Djiga (Red Star Belgrade, £10m)
Marshall Munetsi (Reims, £16m)
Ka tagay:
Luke Cundle (Millwall, qarsoon)
Tawanda Chirewa (Huddersfield Town, amaah)
Waxaa xusid mudan in kooxo badan aysan sameyn saxiixyo waaweyn intii lagu jiray suuqa Janaayo, iyadoo qaar badan ay diiradda saareen xoojinta safkooda iyagoo dib usoo celiyay ciyaartoy amaah jiray. Premier League ayaa hadda si rasmi ah u galay qeybtii labaad ee xilli ciyaareedka, waxaana la arki doonaa sida ay kooxaha u wajahaan tartanka inta dhiman.