WALEE Caadi Ma Ahan Shaxdaan! Van Nistelrooy oo Wax Badan Ka Bedelay Shaxda Man Utd Caawa
Macalinka reer Holland ayaa afar isbedel ku sameeyay shaxdii ugu danbeysay ee Erik ten Hag ku ciyaaray. Mid ka mid...
Macalinka reer Holland ayaa afar isbedel ku sameeyay shaxdii ugu danbeysay ee Erik ten Hag ku ciyaaray. Mid ka mid...
Wiilka José Antonio Reyes ayaa markii ugu horeysay tababar la qaatay kooxda sare ee Real Madrid. Wiilka uu dhalay Jose...
RUBEN AMORI ayaa ku sii dhawaanaya inuu la wareego shaqada kooxda Manchester United. 39-jirka reer Portugal ayaa hadda qorsheynaya qorista...
Tababaraha Arsenal Mikel Arteta ayaa diirada saaraya saxiixa garabka Bayern Munich Leroy Sane sida uu qabo indha-indheeyihii hore ee Gunners...
Ruben Amorim ayaa qarka u saaran in loo magacaabo tababaraha cusub ee Manchester United, waxaana uu durba kala hadlay guddiga...
Barcelona ayaa si dhaw ula socota mustaqbalka ciyaaryahanka garabka weerarka ugu ciyaara AC Milan Rafael Leao, kaasoo sidookale lala xiriirinayay...
Manchester United iyo Arsenal ayaa labadaba lala xiriirinayaa inay u dhaqaaqi karaan weeraryahanka Paris Saint-Germain ee Randal Kolo Muani. Daily...
Ruud van Nistelrooy ayaa ka baxay aamusnaanta wuxuuna ku baaqay in loo baahan yahay wadajirka Manchester United si loo badbaadiyo...
Ruben Amorim ayaa ka hadlay wararka isaga la xiriirinaya Manchester United, isagoo sheegay in wax la go,aansaday aysan jirin, inkastoo...
Kullan wacan aqristayaasheena sharafta badan, waxaan halkaan kusoo gudbin doonaa wararkii ugu dambeeyay wargeysyada iyo suuqa kala iibsiga ciyaartooyda maanta...